Soydavo

Email Us

info@soydavo.org

Call Us

+252634437610 / +252634300009

We held a Talk Show on Improving Community Participation

We held a talk show on improving community participation in peacebuilding and civic activities.
His Excellence, Mr. Abdilahi Husein Mohamed, Deputy Minister of the Ministry of Interior, MP Abdikarim Mahamed, community members, CSOs, intellectuals, and academicians, took part.
Guest speakers emphasized the role that the community may play in peacebuilding initiatives, which are desperately needed in the country right now.
We thank European Union in Somalia for their funding support.
——————————————————————————
Waxaanu qabanay dood abuur ku saabsan kor u qaadidada ka-qaybgalka bulshada ee nabad-dhisidda iyo hawlaha madaniga ah. Waxaana ka soo qayb galay wasiir ku xigeenka wasaaradda arimaha gudaha mudane Cabdilaahi Xuseen Maxamed, xildhibaan Cabdikariim Maxamed, xubno ka socday qaybaha bulshada, ururada bulshada rayidka ah, waxgarad iyo aqoonyahano.
Xubnihii martida ahaa ayaa ku nuux-nuux saday doorka ay bulshadu ka qaadan karto dadaallada nabad-dhisidda oo si weyn loogu baahan yahay dalka xilligan.

Scroll to Top