Soydavo

Email Us

info@soydavo.org

Call Us

+252634437610 / +252634300009

Awareness Event About Environmental Stability and Cultural Preservation

We held a cultural event in Buroa last night to raise awareness about environmental stability and cultural preservation.
Youth, poets, older people, and government officials have participated in and appreciated such cultural events.
These activities are part of a project supported by the European Union in Somalia.

———————————————————————————

Waxaan xalay magaalada Burco ku qabanay bandhig dhaqameed wacyigelin ah oo ku saabsan xasiloonida deegaanka iyo ilaalinta dhaqanka.
Dhalinyaro, abwaano, dad waayeel ah, iyo saraakiil dawladeed ayaa ka qayb qaatay oo bogaadiyey kulamada noocan oo kale ah.
Hawlahani waa qayb ka mid ah mashruuc uu taageerayo Midowga Yurub.

Scroll to Top