SOYDAVO

The annual staff and employee award ceremony for 2023

The annual staff and employee award ceremony for 2023 was held last night in the Burao district. This is the event when we honor our best employees, discuss obstacles from the previous year, and share successes and lessons learned.
We awarded Mr Shuiab Abdirahman Yusuf as the best employee in 2023, we have awarded also Mr. Abdirashid Ali and Mr. Mahamed Salah as the best employees in the Sanaag and Maroodijeex regions, respectively, Ultimately, we have recognized the top performers for the ITH program in the regions of Awdal, Maroodijeex, and Togdheer.
We want to express our gratitude to the communities and government of Somaliland for helping us to realize our goals and strategies for 2023. We would like to draw attention to the SOYDAVO organization’s certificate of appreciation, which was given to them this year by the vice president of Somaliland HE. Abdirahman Abdilahi Ismail for our efforts in serving Somaliland communities across various sectors.
We also extend our gratitude to the following donors and partners for their support in 2023: the European Union, the British Council, HEVA, the Food and Agriculture Organization of the United Nations; Tearfund Germany; the Norwegian Refugee Council; the University of Washington, International Solidarity Foundation and Kindernothilfe.
Xaflad Sanadeedka Shaqalaha ee Hayada SOYDAVO ee lagu abaalmarinayey shaqaalihii ugu wanaagsana sanadkii tagey 2023 ayaa lagu qabtay xalay Magalada Burao.
Xafaladan oo loogu talagalay in sanadkiiba mar la qabto ayaa ujeedku aha sidii loo soo bandhigi lahaa guulihii iyo waxqabadyadii sanadkii tagey xalna looga gaadhi lahaa caqabadihii jirey, waxaa sidoo kale lagu abaal marinayey shaqalihii ugu wanaagsanaa.
Waxaa lagu abaal mariyey Mr Shuiab Abdirahman Yusuf oo noqodey shaqsigii ugu wanaagsanaa shaqalaha SOYDAVO sanadkii 2023 , sidoo kale waxaa la abaalmariyey Mr Abdirashid Ali iyo Mr Mahamed Salah oo ku kala guleystey shaqalihii ugu wanaagsana xafiisyada Ceerigabo iyo Hargeysa.Ugu danbeyntii waxaanu xusney shaqalahi ugu wanagsan barnaamija ITH ee gobolada Awdal, Togdheer iyo Maroodijeex.
Waxaanu halkan uga mahad-naqaynaa bulshada qaybaheeda kala duwan, saaxibadii calamka iyo dawladda Somaliland ee gacan ka geystay sidii aanu uga midho-dhalin lahayn himilooyinkayagii 2023-ka. Waxaanu xuseynaa in Madaxweyne ku xigeenka Somaliland HE. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil uu sanadkan gudoonisyey shahado sharaf Hayada SOYDAVO oo lagu muteystey hawlaha kala duwen ee aanu ka wadno dalka
Scroll to Top